Boqortooyadii Reer Saba PDF
Document Details
Uploaded by EventfulCornet
Siciid Maxamuud Jebiye
Tags
Related
- A Concise History of the World: A New World of Connections (1500-1800)
- Human Bio Test PDF
- Vertebrate Pest Management PDF
- Lg 5 International Environmental Laws, Treaties, Protocols, and Conventions
- Educación para la Salud: la Importancia del Concepto PDF
- DFC10273 OS Topic 2 Part 3 Update 26Mar2024 PDF
Summary
This document discusses the Sabaean civilization along the Somali coast, based on various historical accounts such as 'Periplus of the Erythraean Sea'. It explores the trade routes and cultural influences, highlighting the archaeological findings and insights from historical figures like Strabo and Jean-François Champollion. The author, Siciid Maxamuud Jebiye, emphasizes the importance of recognizing these historical connections and cultural exchanges.
Full Transcript
Qabasho: 1 Janauary 2022 Sixid iyo Hagaajin: 8 January 2022 Cinwaanka Daraasadda Raaddadkii iyo Joogitaankii ilbaxnimadii reer Saba ee xeebaha Soomaaliyeed Ku saabsan qoraaga Dulucda qoraalka Mahad Siciid Maxamuud Jebiye: Tan iyo markii uu soo...
Qabasho: 1 Janauary 2022 Sixid iyo Hagaajin: 8 January 2022 Cinwaanka Daraasadda Raaddadkii iyo Joogitaankii ilbaxnimadii reer Saba ee xeebaha Soomaaliyeed Ku saabsan qoraaga Dulucda qoraalka Mahad Siciid Maxamuud Jebiye: Tan iyo markii uu soo ifbaxay dhiganihii yaabka lahaa ee dalmareenkii oo ah cilmi baare madax banaan Giriiga ee “Periplus of the Erythraean Sea” 1 (ερίπλους τῆς Ἐρυθρᾶς oo ku takhasuusay deegaanka iyo Θαλάσσης) oo si weyn loogu faahfaahiyey ganacsigii xabkaha iyo Asaarta kana tirsan cilmi Cananada2 udgoonka iyo alaabooyinkii kale ee naadirka ahaa ee laga baarayaasha hay’da PDRC. dhoofinayey xeebaha dhulka Soomaalida. Taasi oo ku aadaneyd waagii uu daahfuray luqad yaqaankii mucjisada ahaa ee “Jean-François Champol- lion”3 fartii Masaaridii hore ee “Hieroglyphs” markaasi oo la ogaadey safaradii dhaadheeraa ee Masaaridii fircooniintu ay ku tageen dhulkii Ilaahyada Punt. Dhulkaasi oo lagu abaaray inuu ahaa xeebaha Soomaalida, ilaa waayadaas waxaa isa soo tarayey baaritaano iyo dadaallo lagu raadi- nayey daliilo iyo waxyaabo la taabankaro oo la xiriira ganacsigaasi iyo ilbaxnimadaasi hore. Qoraalkaan iyo helitaanka raaddadkii hore ee reer Saba ee geyiga Soomaalidu waxaa uu ka dhiganyahay daahfurkii ugu weynaa ee abid la xiriira arimahaasi aan kor ku soo xusnay. Waxaana ay ka dhigantahay inaan anaguna markeena si wanaagsan uga qayb qaadanayno soo bandhigida taariikhda iyo degel yaalkii hore, taasi oo runtii ku muday- san isku day wacan iyo guul inoo soo hoyatey dhamaanteen. 1 Hordhac: Sida uu ku sheegay taariikhyahankii weynaa ee reer Giriig Hadaba kolkii aad u fiirsato Qubuurihii Bulshooyinkii Strabo4 buuggiisii caanka ahaa ee Geographia, waxaa deganaa mandiqadan habka ay u xabaaleen kuwoodii jirey ilaa shan macbad (goobo) wax lagu caabudo inta u geeriyooday oo ay muruq iyo maal badan u geliyeen, dhexeysa Saylac ilaa iyo Raas Xaafuun ee xeebaha waxaad ka minfalaadeysaa (fahmaysaa) in dadkii arladaan dhulka Soomaalida, xiligaasi oo ku beegnaa ilaa laba kun ku noolaa waayadii taariikhda ka horeeyey ay ahaayeen oo sano (2000) ka hor. Strabo waxa uu sheegay in loogu qaar wuxuun aaminsan oo aaney ahayn cawaan wax ma yeeri jirey meelahaas ,Biisuulaay, Liiya, Biifaangeel, garato ah. Libaax iyo Haramoota, waxayna ahaayenn qaar leh tiirar Waxaan sidaa u leeyahay iyadoo ay muuqato inay u dhaadheer oo qurxoon5. badnaayeeyn ama ahaayeenba Kaluumaysato ban jooga Dalmareenkii reer Faransa Georgess Revoill ayaa isaguna oo aan qalab fiican haysan ama sida badan xoolo raacato markiisa ku arkay magaalada Olog6 sida uu sheegay socoto ah, oo ay yartahay inaad aragto dhismayaal iyo dhisme uu garan waayey, kaas oo u eg dhismayaashii hore magaalooyin hore oo ay ka tageen haddana aad ayey u ee wax lagu caabudi jirey. ixtiraameen kuwoodii geeriyoodey. 1 Waa qoraalkii ugu horeeyey Adduunka ee si faahfaahsan uga hadla 4 Tariikhiyo juqraafiyahan waayadii calasikada…… ganacsiga iyo wax isweydaarsiga bulshooyinkii ku xeeraa Badda cas ilaa Hindiya ilaa Khaliijka Faaris, waxaa la qoray muddohaatan laga joogo ka 5 Geographia, book 16 chapter 4 page 16 badan laba kun oo sano waxaana ka tegey badnmareen Giriigii Masar oo ka soo shiraacday Magaaladii Berenice ee dalka Masar. 6 Degmo yar oo dhanka galbeed ka xigta ras gurdafui,iyda iyo tan ku dhegan eedaamo waxaa la aaminsanyahay inay tahay halkii xetsebshuut ka soo 2 Dheecaanka ka yimaada geed Quwaaxyada (Cimmophora) kuwaas oo inta degtey machadka geeska Africa ee ingiriisjka ayaa ka helay alaabooyin laga badan la shido si looga helo qiiq udgoon keenay rooma. 3 Waxaa uu ku takhasusay farihii qadiiimiga ahaa ee bariga sida Carabiga Giriiga iyo afka Yuhuuda ugu dambayntii isagoo da yar ayuu yimid Masar waxaana loo nisbeeyaa inuu yahay qofkii fahmey oo daahfuray sida loo akhriyo luqadii Masaaridii hore (Hieroglyphs). 1 2 Taasi waxay daliil buuxa u tahay inay ahaayeen qaar 2 Ilbaxnimdii Saba iyo Ximyar. aaminsan caqiidooyin u gaar ah, gaar ahaan waxaan Markii aad maqasho Qoomkii Reer Saba, waxaa markiiba fahmaynaa inay aminsanyeen jiritanka Nolol kale oo ka maskaxdaada ku soo dhacaya Aayadaha Quraanka ee ku dambaysa tan ay markaa joogeen. jira Suurada loogu magac daray (Suuratul Saba)5. Taasi oo Dadka iyo dalka Soomaalidu waxay iskaga mid yihiin laga yaabo inaad marar badan akhrido, oo warbixin inay yihiin mid ka mida meelaha weli dihin Dunidan buuxda inaga siisay boqortooyadii iyo ilbaxnimadii guudkeeda oo aan wax badan laga ogayn, gaar ahaan dadkii reer Saba ee ku nolaa koonfurta Jasiirada Carabta, aanay ka ogaan degel baarayaasha Dunidu. Sababtu gaar ahaan dalka haatan loo yaqaaan Yaman6. Barwaaqa- waxaa weeye iyadoo labadii qarni ee ugu dambeeyey ee dii ay ku noolayeen waayo badan iyo burburkii ku Aqoonta Dadka Aduunku kobocday, ay ahayd Mandaqad dhacay biyo xireenkoodii weynaa ee Ma’rib7, arinkaasi oo aan deganayn. Taasi oo adkaysay in baaritaano dheeraad dhaxalsiiyey inuu burburo nidaamkii beeraha ee ay ku ah lagu sameeyo haddii ay noqoto meel ka soo jeedka noolaayeen dabadeedna ku qasbay inay ka qaxaan Dadka, Taariikhda Dhulka iyo cidii deganaan jirtey iyo dhulkoodii;8 isbedelka dhaqan dhaqaale ee Bulshooyinkan ku dhacay Waxaa xusid mudan in kutubaha diimaha Samaawiga ah Qarniyadii is xigay ama kala dambeeyey. dhamaantood lagu xusay qaybo ka mida Taariikhda reer Dadka Soomaalida inta la garanayo waxay ahaan jireen Saba9. Hase yeeshee marka kutubta muqadaska ah laga Mujtamac dhaqan iyo dhaqaaale ahaan isku filan maadaa- yimaado, waxay ka tageen raadad aad u waaweyn oo ma ay ahayeen kuwo ku tirsan raacashada xoolaha Qoraallo iyo dhismayaal aan duugoobin oo ay ku daaleen dabjoogta ah. Waxay aqoon badan u lahayeen xagga Culimada degel baarku, waayo bandanna ay ka soo Saadaalinta cimilada, Cilmiga Bulshada iyo Dhirta. Wax- faqayeen dhulka hoostiisa sida Edward Gluser, Homels, ayna xusuus badan u lahaayen xagga taairiikhda iyo dhac- Wendel Philips, Harry St. John Bridger Phillby), iyo dooyinkii hore. Waxaaas oo dhanse waxaa waxba la’aan qaarkaloo badan. ka soo dhigay iyadoo aaney waxna qori jirin waxna akhrin jirin, iyadoo la yiraahdo Dabarka Cilmigu waa qoraalka. Boqortooyadii iyo Dadyowii Reer Saba waxay ka soo Waxaan garawsaday haddii ay qori lahaayeen waxyaabi- daahireen Koonfurta Jasiirada Carabta toban qarni ka hor hii ay garteen ee ay ku ogaadeen kasiistoodii qarniyo dhalashadii Ciise taasi oo u beegan muddo haatan laga badan, maanta waxaan ahaan lahayn mid ka mida joogo ilaa saddex kun oo sano. Dadka taariikhda faaqida bulshooyinka loo iilo qaar ka mida culuumta banii aadam- qaar baa ka horaysiiya mudadaasi, hase yeeshee la iskuma ku helay. Nasiib darrose ma dhicin taasi marki dabarkii la raacsana. Waxayna ahaaayeen kuwo hodan ah oo waayey, jaahilnimadaasi waxay ina dhaxalsiisay hubaal khayraad badan haystey, sida ay sheegeen Taariikhyaha- la’aan ku saabsan taariikhdeenii hore iyo aqoontii ay ku nadii Giriiga iyo Roomaankii hore, xaruntoodiina waxay gaareen tijaabooyinkii isdaba jooga ah ee ay sameeyeen ahayd magaalada Sarwaax ee gobolka Ma’rib ee dalka bulshooyinkeenii hore. Yeman. Horaaantii taariikhdooda waxay Caabudi jireen Ilaahyo(Sanamyo) kala duwan oo ay u cibadaysan jireeen sida- Almiqa, Casastar, Wud, Xidigta Waxaraxirta iyo Awoowayaashoodii hore. Waxaana xakumi jirey horaantii taariikhdooda wadaaddada ama kaahiniinta Macbadyada. Kuwaasi oo logu yeeri jirey Makrabiyiin. Waxayna xukunka hayeen ilaa qarnigii Lixaad Ciise Hortii. Kolkaas oo habkii xukunkoodu isu bedeley Boqor- tooyo10. 5 Quran karim, suratul saba aayah 15 - 21, 6 Yaman waddan ka mida waddamada carbeed,woqooyi iyo galbeed waxaa ka xiga boqortooyada sucuudiga barina saldanada cumaan koonfurna badda cas, 7 Dhawr jeer ayuu karkaarada jabsaday biyo xireenku kii ugu dameeyey waxaa u ahaa 450 CD. 8 Z wei Inschriften Uber Den Dammbruch Von Marib, In Mitteillungen Der Vorderasiatischen Gesellschaft, Ii, "1897", S. 372, Seper., S. 13, Le Museon, 1964, 3-4, P.493 9 33 ﺻﻔﺤﮫ، واﻟﺮﻣﺰ،واﻻﺳﻄﻮرة، اﻟﺘﺎرﯾﺦ،اﻟﻤﻠﻜﺔ اﻟﺒﻠﻘﯿﺲ/دﻛﺘﻮره ﺑﻠﻘﯿﺲ اﺑﺮاھﯿﻢ اﻟﺨﻀﺮاﻧﻲ SAWIR 1 Haraadigii Macbadkii Illaaha (Sanamka) 10 57 ﺗﺎرﯾﺦ اﻟﯿﻤﻦ اﻟﻘﺪﯾﻢ ص،ﺣﻤﺪ ﻋﺒﺪ اﻟﻘﺎدر ﺑﺎﻓﻘﯿﮫ Almiqah ee magaalada Sarwaax xaruntii hore ee boqortooya- da Saba 3 Hase yeeshee waayo dambe ilaa Qarniyadii dhexe, waxaa 64 ﻓﺮﺗﺰل ھﻮﻣﻞ ﺗﺎرﯾﺦ اﻟﻤﻤﺎﻟﻚ اﻟﻌﺮﺑﯿﺔ اﻟﺠﻨﻮﺑﯿﺔ اﻟﻘﺪﯾﻤﺔ ص ku faafay diinta Yuhuuda inkastoo dadka taariikhda faaleeya ay isku khilaafeen xiligii ay ahayd, waxaase la sheegaa in boqortooyadii Ximyar, oo la ologa ahayd tii Saba, inay gebi ahaanba Yuhudiyiin ahayeen. Sidoo kalena waayo dambe diinta Masiixiga ayaa kaga soo faaftay dhanka Najraan oo hadda ka tirsan dhulka Succu- udiga, taasi waxay ka caraysiisay Boqorkii Ximyar ee wagaas, oo cadaadiyey kiristaankii. Arinkaas waxaa ka dhashay gurmadkii boqortooyadii Aqsum12 ee xabashida, iyagoo caawinaad ka helaya SAWIR 2 Sawir muujinaya markii Dhulka hoostiisa laga soo faqayay boqortooyadii kiristaanka Roma ee ‘Byzantine’ ayey Macbadkii waynaa ee Maxram Balqiis 1951-1952 American Foundation of Human Studies directed by Wendel Philips. qabsadeen Yaman, waxayna ka talinayeen ilaa nus qarni sida taariikh yahanadu xuseen. Markii dambena boqorkii lagu magcaabi jiray Seyf Bin Dii Yasin, isagoona markiisa kaashanaya boqorkii Faaris ee loo yiqiin Kisraa Anuu Sharwaan13 ayuu iska xarooyay eithpian-kii ku soo duulay. Saldanadoodii waxay ahayd mid Federal ah oo ka kooban reer Saba iyo Saldanadii Qatabaaniyiinta iyo Maciin iyo Xadarmuut.14,15 Waxay ahayeen kuwo hodon ah sida ay sheegeen tariikh yahanadu iyagoo dhexyaal u ahaa Ganacsiga Fooxa iyo Bukhuurka ka bixi jirey Koonfurta Jasiirada Carabta iyo qaar ay Soomaaliya ka soo dhoofin jireen. Waxayna ahaayeen kuwo ilbaxnimo sare leh, oo qori jirey Farta loo yaqaan ‘Musnad’. Taasi oo ka horay- Haraadigiii Macbadkii Qoqorada Balqiis (Maxram Balqiis) SAWIR 3 say xuruufta Carabiga ee hadda aan naqaano. Qoraalladii Gobolka Ma’rib ay ka tageen oo ay ku xardheen meelo kala duwan sida dhismayaasha Macbadyada, buuraha dhadhaabaha ah iwm, ayaa muujiyey wax badan oo tariikhdoodii ah oo si fiican loo fahmi karo maanta. Taasi oo Culimada Taariik- da iyo degel baarka aad u caawisay. Qaybtii hore ee taariikhdooda waxa ay u qori jireen fartooda si gaara ah oo ay Culimada faraha qadiimiga ahi ugu yeeraan Seyr Mixraas, taasi oo ka dhigan sida Dibiga Beertu u socdo, macnihii iyadoo lagabilaabayo Bidix laguna geynayo Midig, haddana lagu soo celinayo bidix iyadoo qoraalku is’haysto. Waayadii dambese, waxay u bedeleen sida hadda loo qoro Carabiga oo ah in Bidix laga bilaabo Midigna lagu dhameeyo. Taasi waa mid lagu garto qaar ka mida xiliga la qoray Qoraallada Dhagxaanta ku xardhan ee degel baarayaashu soo saaraan. SAWIR 4 Waxii ka sii haray Macbadkii weynaa ee “Al miqqah” ee Woqooyiga Itoobiya waxaa la dhisay qiyaastii qarnigii 7aad Ciise hortiis waxaana la dhisay xiligii Boqor Karba’iil Yathar Amar Wathar 12 Boqortooyo ka dhisned Itoobiya qarnigii 2aad ilaa kii 10aad Ciise dabadii 13 ﻓﻲ اﻟﺘﺎرﯾﺦ واﻷﺳﻄﻮرة: ﻣﻊ اﻟﻌﺮب.() رﺋﯿﻒ; ﺧﻮري 14, 15 temples of Ancient Ḥaḍramawt. Pisa University Press. 2005. PAGE 68.. 4 Muhiimada Taariikheed ee ay leedahay helitaanka Macbadka Nabada (Salamantun) ee Xeebaha Gobolka Bari Sidaynu hore u soo sheegnay xeebaha dhulka Soomaalida Xamaasad dheeraada ayey tani inagu abuureysaa waxayna waxaa ku teedsan magaalooyin caan ah marka laga eego Noolayneysaa rajada aan ka qabno inaan caddeyno in xagga taariikhdii hore, kuwaasoo xarun u ahaa dhoofinta dhulka Soomaaliya uu ahaa mid Ilabaxnimo fog iyo waxyaalaha ka soo baxa dhirtii Eebbe ku manaystay Ganacsiba la lahaa Aduunyaddii gedoontey iyo meelihii dhulka16. Sidaasi daraadeed waxaa markasta taariikh ugu horeeyey ee Ilbaxnimada banii’aadamku ka soo yahanadu ka sheekeeyaan xiriirkii ay dadyowgii Xeebaha bilaabatay sida Mosobetamia, Pheonocia, Egypty, Persia dhulka Soomaalida ku noola ay la lahaayen bulshooyinkii iwm. hore gaar ahaan Faraciintii iyo Roamankii17. Hase yeeshee Iyadoo khilaaf xooggan uu ka taaganyahay inay dadyow daliillada la taaban karo ee dhulka laga helo aad buu u fara badani ku andacoodeen sheegashada dhulkii cajiibka yaraa, marka laga reebo waxyaalo aan badnayn oo laga ahaa ee Uduga (Punt), yoolkeena ugu dambeeyaa waxaa helay goobaha qarkood. Kuwaasi oo aan ka xusi karo uu noqon doonaa sidii loo heli lahaa waxyaalo aan ku waxyaabihii ay ururiyeen Machadka Bariga Afrika ee cadeyneyno joogitaankii iyo xiriirkii Masartii Fircoonada, Ingiriiska ee xaruntiisu ahayd Nairobi “British Institute in inaggoo sii adkaynayneyna inuu Punt ahaa Dhulka Eastern Africa.” Kuwasoo baaritaano ku sameeyey Soomaalida, taageero buuxdana siinayna Culimada degel magaalooyinka xeebaha Soomaliyeed sanadihii sidee- baarka iyo Taariikhda e sidaasi badidood aaminsan. tamaadkii Qarnigan wax badan oo ay ka heleen oo ay ku Waxaan rajaynayaa inaan helo Sanamkii yaraa ee “Amon jireen lacago hore iyo weelal Dhoobo Yurub laga keenay re” kaasi oo Hatshepsut kaga taagtey Xeebta halkii ay waayadii hore waxayna cadayn buuxda u noqdeen ganacsi- kasoo degtey oo noqon doona arinka uun soo afjari doona ga aan kor ku soo sheegnay ee kumanaan sano soo muranka Goobtii ahaan jirtay Dhulkii Punt. taxnaa18. Muhiimada Raasiga Caseyr (Cape Guardafui) iyo Sidaasi daraadeed daahfurkan cusub ee Macbadka Nabada Xiriiradii ay la Sameeyeen Ilbaxnimooyinkii hore (Salamntun) ee xiriirka la leh ilbaxnimadii Reer Saba waxa weeye kii ugu balaarna abid ee si dhab ah u muuji- Raasi Casayr weligeed waxay ahayd Raasi ama Gacan nayey xiriradaasi hore, waxaa uu xoojinayaa Qoraalladii Badeed Juqraafi ahaan muhiim u ahaa Badmaaxnimada hore iyo mala’awaaladii qorayaasha Tariikhda. Waxaana Dunida inta la garanaayo, waxaa uu dhacaa mid ka mida uu daahfur buuxa u noqonayaa mid ka mida xiriiradii Wadooyinka Ganacsiga dunida ugu muhiimsan waxaana Dhaqan Dhaqaaale ee aan la lahayn Deriskeena Dhinaca weeye halka keliya ee ay ka majare qaataan Naakhuu- kale ee Badda Cas. Dhigaalo fara badan ayaa jira oo dayaasha Baddu, gaar ahaan kuwii hore ee aan qalabka cadaynaya xiriirkii Ganacsi ee ay la wadaagtay Boqor- fiican haysan. Waayadii hore ayey Romanka iyo Giriigii tooyooyinkii Ximyar iyo Saba Geeska Africa. Hersi, hore u aqoonsadeen inuu yahay halka ugu muhumsan Ralph E. Drake-Brockman etc. ganacsiga Fooxa (Frankincense), waxayna ugu yeeri jireen Aromata Marka aad eegto Qoraaladan iyo waxyaabahan goobtan Promontorium (Greek: Αρώματον ἄκρον). Taasi oo ka laga helay waxay ina tusinayaan in hawshaani ay ahayd dhigan “Geeskii Udgoonka.” mid heer sare ah marka la eego dhinaca Qorista Dhagax- aanta iyo habka Qoraalka. Taasi oo la heer ah farshaxankii Badmareenada Carabtu sida Ibnu Saidi, Suleyman iyo qoraaladii ay ka sameeyeen Xarumohoodii hore iyo Almahri, Ibnu Maajid iyo kuwo kaleeto, ayaguna waa Macbadyadoodii waa weynaa. Waxayna tuse wacan u ugu yeeri jireen Raasi Casayr, oo xarun u ahayd dhawr tahay inay Shaqadan qabteen Dadkii ugu sareeyey Bulsha- Ganacsi oo kala gedisan, gaar ahaan alaabooyinka ka daasi waxayna meesha ka saaraysa in Dad bowsaday ay imanayay Koonfurta xaga ay hada inakaga beegantahay ahayeen kuwii dhisay Macbadka Nabadda ee Dekedda Koonfur Afrika (South Africa) iyo kuwa ka imanaya Kufka19. (Salamantun). Sayloon20 ilaa Hindia iyo kuwa kale oo Dhulweynaha Hindiya ka imaan jirey dhinaca khaliijka Faarisiyiinta21 16 The Aromatherapy Book by Jeanne Rose and John Hulburd pg 9 iyo Wadanka Yaman iyo dhinaca Woqooyi ilaa Masar iyo 17 The periplus of erythraean Sea”waa Qoraal uu qoray safar yahan girrig Qaarada Yurub. ahaa laba kun oo sano ka hor” 18 chittick,neville(1975).an archaeological reconnaissance of horn;the british somali expedition p117_133. waxaa hogaaminayey h.neville chittick iyo 20 Waddanka hadda loo yaqaan Serilanka kaasi oo dhaca Bariga Hindiya robert i rotberg xafuun ayey ka heleen lacago iyo agab dhoobo ah oo ku 21 Dhulka iyo Waddanka hadda loo yaqaan Iiraan taariikahaysa waagii grecko romans sidoo kalena olog ayey ka heleen qalab dhoobo ah oo waayo fog ah 19 Dakad yar oo dabiici ah oo u dhaxaysa Raas Casayr iyo dagmada Baargaal waxaana lagu xusay dhiganaha qadiimiga ah ee “The Periplus of the erythrean sea” iyada oo loogu yeeray magaca TABEA. 5 Dhulka Qowmiyada Soomaalidu dagaan oo ah mid aad u Ariamahan aan kor ku soo xusnay dhamaantood waxay balaaran ka soo bilow Khooriga Tojjorra ilaa iyo Gaarisa, xoojinayaan Fikradda oranaysa in dhulkaasi uu ahaa mid Diridhabe ilaa iyo Raas Kamboni, waxay ila tahay halka uu Insaanku markii ugu horeeyeyba Caga dhigtay. ugu istiraajisan inay tahay Raasigan Casayr ee dhaca figta ugu shishaysa Qaarada Africa. Waxaana weeye halka ay Waayadii horena waxaa la aaminsanaa in Dhulka la degan iska gooyaan Bado kala duwan Juqraafi ahaan waxaa uu yahay ay ugu dambayso Gacanka Gardufuu (Cape ku beeganyahay, 11°49′N 51°15′E. Waxaana uu aad ugu Guardafui) sida ku cad Khariidadii ugu horeysey ee uu dhowyahay Jasiiradda caanka ah ee Suqadara,22 Koonfur samaeeyey Herodots iyo tii Strabo. Strabo waxaa uu yiri: “after doubling this cape toward the south,we have no more de- waxa ka xiga Gacanka kale ee caanka ah ee Raas Hafun scriptions of harbors or places,because nothing is known of the sea ”apone”, galbeedna waxaa ka xiga buurta caanka ah ee” coast” (XVI, IV, 14). Cape Flex ama Boolimoog, markii aan maray oo aan u dhaba galay Muuqaalka iyo nooca Dhulka iyo Aasaraha “Kolkii aad ka wareegto gacan badeedka waxii koonfur ka ah wax tafaasiil ah kama hayno sida dekedo iyo goobo kale toona waxbana ay kaga tageen Dadyowgii ku noolaa waayadii taariikhda lagama oga”. ka horeyey, waxaan aad u aaminey inay halkani tahay Muddo haatan laga joogo in ka badan Laba Kun oo Goob ka mida goobaha ugu horeeyey ee Aadanuhu degey sano ( 2000) ayey ahayd kolkii badmaaxe jar iska xuur ahi waayadii sii horeeyey e libdhay. Sababaha u sahlay inuu uu ka soo dhoofay Dalka Masar halkaasoo markaasi ay Dadkii hore ee aan qalabka fiican haysani halkaan ku Gacanta ku hayeen Roomaanku, iyagoo jeclaa inay negaado, waxaan isleeyahay waxa aka mida: markasta jilaan Masartii fircooniinta. Qoraalkaasi Badma- 1. Biyaha oo ah asaaska Noolaha oo dhan oo ay hodon reenkaasi sameeyey ayaa ah ilaa iyo iminka kan ugu qadii- ku tahay, marka laga reebo Roobabka Xiliyada da’a, misan uguna faahfaahsan Caalamkii hore, Badmareenkaa- hadana Illo badan oo iska qulqulaya ayaa ku badan si waxaa uu ahaa kii ugu horeeyey ee ka gudbey Cape agagaarka gacan Badeedkan. Guardafui islamarahaantaana ogaadey habka Dabaylaha 2. Dadkii hore oo aan ku fiicnayn Beerashadu waxaa uu Maansuunku u shaqeeyaan marka loo socdo Hindiya. halkan ka heli karay Miro dabiici ah sida Canjeelka Waxaa uu ku sheegay qoralkiisa isagoo ka soo shiraacday Gobka, Dhafaruurta, Murcanyada, Burdadka, Sadk- Magaaladii Mundus ama Mayr, soona maray Suuqii axda, Cilalka, Carmada iwm. Kuwaas oo uu si sahal caanka ahaa ee Mssylon. Suuqaasi oo loo malaynayo inuu ah ugu Noolan kareyeen Naftana ku maradhaarin ku yaalay inta u dhaxaysa Ceelaayo ilaa iyo Rasi Hanta- kareyeen ara, islamarkaasna uu ku hakaday Khooriga caanka ah ee Butiyaalo waxaa uu yiri: 3. Barwaaqada Dhulkaan Buuraleyda ah oo aaney tigaa- du ka dhamaan oo u suuro gelisey inuu Xoolo “Beyond this place,the coast trending toward the south, there is the Dabjoog ah, ku dhaqdo kagana badbaado Abaaraha Market and Cape of Spices,an abrupt promontory, at the very end of dheerada oo ku dhacarto. the Berber coast toward the east. The anchorage is dangerous at times from the ground-swell, because the place is exposed to the north. A 4. Maadaama aanu haysan aaladaha lagu Kaluumaysto, sign of an approaching storm which is peculiarto the place, is that the waxaa meeshaaan ku yaala Khooriyo yaryar oo si deep water becomes more turbid and changes its color. When this fudud Kaluun looga gaadi karo. happens they all run to a large promontory called Tabae, which of Theris safe shelter. There are 5. Waxay hoddon ku tahay kala duwanaanshaha Dhirta imported into this market town the things already mentioned ; and iyo Daaqa taasoo u sahashay Dadkaasi inay there are produced in it cinnamon and its different varieties,gizir, dhaqdaanxoolo Dab jog ah oo ay Noloshooda ku asypha, arebo,mag/a,and moto)and frankincense.23 maareeyaan. Goobtan ka gadaal (Butiyaalo iyo Boolimoog) badu waxay u janjeersataa xaga Koonfurta halkaas oo uu ku yaallo Suuqa Xawaashka (Olok iyo 6. Godad waawey oo ay Dad iyo Duunyo kaga gaban Daamo) iyo gacan badeed (CAPE GUARDAFUI) aan la qiyaasi karin, karaan Masiibooyinka Dabiiciga ah sida Qabowga halkani ay ku dhamaato xeebta Barbarayiinta ee dhanka bari, Marsadee- du waa khatar oo baroosin qabad ah ma leh maxaa yeelay waxay Afka ku darran Duufaanaha iyo Roobabka. Isla mar ahaanta- haysaa Koonfur, markii Dabayluhu soo socdaan Biyaha ayaa dhawaaq- asna ay u isticmalaan kaydinta Xabkaha iyo Faleen- ma Midabkooduna waa is bedelaan, kolkaas Doonyuhu waxay ku ka oo Qoraxda iyo Roobkuba u daran yihiin. cararaan Khooriga yar ee TABEA (Kufka) halkaasi oo ay ku badbaadaan, halkani waxaa laga soo dejiyaa waxyaalihii aan hore u soo sheegnay, waxaana laga soo saaraa Qorfe noocyo kala duwan ah, iyo GIZIR noocyo kala duwan ah, Asypha, Arebo, Maga, iyo Moto. Iyo Maydi. Longhurst, Alan R. (2007). Ecological Geography of the Sea (second ed.). 22 23 HE PERIPLUS OF THE ERYTHR^AN SEA TRAVEL AND TRADE IN Burlington, Massachusetts: Academic Press. pp. 297–298. THE INDIAN OCEAN BY A MERCHANT OF THE FIRST CENTURY TRANSLATED FROM THE GREEK AND ANNOTATED BY WILFRED H. SCHOFF, a. m. Secretary of the Commercial Museum, Philadelphia Priblus of the ertheran sea page26 6 SAWIR 5 (Khariidadii Herodotus-2400 Sano ka hor ) Waa tii ugu horraysay ee uu Bini Aadamku sameeyo, Wuxuu aaminsanaa halka ugu danbaysa ee la Deganyahay inay tahay Raas Casayr. Goortii aad dhaafto goobtaan (Ras Xafuun) waxaa ku xiga “Cape Guardafun” halkaasi oo Badani ku dhamaa- to una qaloocato xagga Badda Cas oo u kabilowdo Afaafka jidka laga galo Dekedda Makka dhamaan Doon- yaha ka yimaada Hindiya waa sida loogu yeero’e,iyo Boqortooyada Cambay, ee Chaul,Dabul, Baticala, iyo weliba Malabar, Serilanka,Charomendel, Bangal, Sumatara, Poggru, Tanaseri, Mallaca iyo China. Dhamaantood halkaan ayey ku kulmaan badda cas ee aan hore u soo sheegnay iyaga iyo shixnadohoodu goob- taan ayey ka sii aadaan Berbera, Zeylac, Aden, iyo Jidda oo ah dekaedda Maka, halkaasoo mararka qaarkood ay maraakiibta Boqortooyada Bortuqiisku ugu gabadaan oo SAWIR 6 (Strapo Map) Tani waa mid ka midah Khariidadihii ugu ka sugaan si ay uga dhacaan Khayraadka ay wadaan. horreeyey ee Bini Aadamku sameeyo wuxuuna ku muujiyey Raas Casayr inay tahay halka ugu danbaysa ee Bini Aadamku Deganyahay muddo laga joogo 2000 oo sano ka hor. Inta la ogyahayna waxaa la aaminsanaa inay ahayeen Roomaankii iyo Giriirgii hore kuwii bixiyey Magaca Waxa aad ii soo jiitay runtii Qoraalkii ku saabanaa Raasi caanka noqday ee (Cape Aromat) oo laga wado Geeskii Gardafuu (Cape Guardafui) ee ku qoray Dalmareenkii ama Raasigii Udgoonka. Bortuqiiska ahaa ee Duarte Barbosa muddo haatan laga joogo Shan-Boqol iyo xoogaa Sano (500 plus), markii uu marayey xeebaha Soomaaliya. Wakhtigaas oo uu ka soo shiraacday Raasiga kale ee caanka ah ee Raas Xaafuun APONE ayuu sidan ku yiri Buugiisa “description of the coasts of east Africa and Malabar” ‘’after passing this place the next after it CAPE GURDA- fUN, where the coast ends, and trend so as to double toward red sea. this cape is the mouth of streat of Mecca, and all the ships which came from india, that’s to say, from the Kingdom of Cambay, of Chaul, Dabul, Baticala, and Malabar, Cylon, Chromandel, Bangal, Sumatra Poggru, Tanaseri, Mallaca, and China. All came to meet at this Cape, and the from it and they inter in to the before mentioned red sea with their mer- chandise, for Aden, Berbera Zeyla and Guida the Port of SAWIR 7 Qariirada Dhulka Soomaalida uu ka muuqdo Gacan Mecca, for wich Ships the Ships of the king of Portugal Badeedka Cape Guardafui some times go and lei in wait and take them with all their rihes’’24 24 “Duarte Barbosa” “description of the coasts of east Africa and Malabar” page16 7 Hase yeeshee daahfurka Raadadka iyo Qoraallada Reer Waxyaabahani oo dhan ayaan sabab u noqon kara inay Saba ayaa ka dhigaya in Kumaanan Sano ka hor Romaan- soo jiiteen Reer Saba iyo Dadyow kale oo badan oo Addu- ka ay ahayd meel ganacsi oo Dad badani wax isku wey- unka isaga yimid oo meeshan Ganacsi iyo wax iswedaarsi daarsan jireen. Waxay weligeed ahayd Goob ay ka majare u yimid, Cadaymo Fara badan ayaa laga helay Raasiga qaataaan Naakhuudayaashii Doonyaha ka imanayay kale oo ku dhow goobtan ee Raas Xaafuun iyaddoo Sana- xagga Hindiya ee u socda Galbeed sida Masar iyo waxii dihii siddeetanaadkii (80s) Machadka Degel Baarka ee kas ii shisheeya ama kuwa ka imanaya ee u socda Bari ilaa Ingiriisku ka heleen Qalab iyo Lacago muujinaya Raadad- iyo Arlada Shiinaha am kuwa u socda xaggaa iyo Raasiga kii Fircooniintii Masar iyo Hindiya, Roomaankii iyo Rajada ama Khaliijka Faaris. Taariikho dhaadheeer oo Xadaaradihii Islaamka ee hore. aanan halkan kaga bogan karin ayuu leeyaahay, waxaana uu olog la leeyahay Raasiga kale Caanka ah ee Raas Qoraaladan aan dhowaan ka helay Agagaarka Raasiga xaafuun (Apone). Casayr ayaa muujinaya joogitaan Xoog leh oo ay ku lahaayeen Reer Saba Dhulkaan istraatijiga ah ee Xeebah Raasi Asayr (Cape Guardafun) waxay ahayd Goob Bariga Soomaaliya. Hadaba goobtaan oo sidaa uga muhiiim u ah Ganacsiyadii hore ee Aduunka sababahan fogayn Xeebta Badda Hindiya oo Koonfur ilaa Toban hoose daraadoood Kilometer kaga began Raasigan, ayaa waxa ay ka kooban 1. Biyaha oo aaad ugu badan Dhulka ku hareeraysan tahay Saddex Qol oo asaasyadii weli dhisan yihiin. Raasiga, halkaasi oo ay Illo qulqulaya iyo Ceelal Kuwaas oo qaabka xarafka L loo sameyey mid ahaantiina Cacan ku qod ah aad ugu badnaayeen. uu ku fadhiyo 7mx5m iyo kan kale oo cabirkiisu dhanya- hay 6mx5m kan sadexaadna xoogaa ayuu ka yaryahay. 2. Dekedo dabiiciya oo Doonyuhu ay kaga gaban Asaasyada oo ka samaysan Dhagxaan si farsamo aad u karaan Dabaylaha maansuumka ee meelahaan ka saraysa loo qoray oo aad u malaynayso in miishaaro dhaca laga rari karo Badeecooyin lagana soo dejin casriya lagu jaray, ayaa cabir ahaan badidood loo jarjaray karo. 0.64cmx0.64cm dhinac walba. waxa kale oo halkan 3. Dhirta qaaliga ah sida Yagcarka laga soosaaro Xabag- laga soo saaray labo dabqaad oo bukhuurka iyo fooxo in ta Maydiga, Beeyada oo ah Geed kale oo aan ka lagu shido loogu talogalay marmarka ay ku Cibaadaysan- dhicin oo Xabagtiisa dibedaha loo dhoofiyo. ayaan goobta, weel aan weyneyn oo Dhoobo ah iyo dhagax weyn oo sidii Sariirtii Laba Madax loo sameeyey. 4. Miraha oo agaagarka Raasiga ka baxa oo si fudud kaas oo ahaa halkii Qowraca Xoolaha Qurbaanta ah, waa loo heli karo. Weel dhoobo ah oo weyn oo se burburay oo u baahan in la 5. Dhirta Xabag Macaanta sida Cadaada iyo Xankook- isku Ururiyo iyo Dhagax kale oo wayn oo loo sameeyay ibka oo meeshaan ku badan. sidii Sariirtii kaas oo loogu talagalay Gowraca Qurbaanta 6. Dhir kale oo Udgoon aan meeelo ka fogeyn sida Macbadka. Falafalaxda, Murkudda iwm laga helo ama ka baxa. Intaa oo dhanse waxaa ka muhiimsan Dhawr Qoraal oo ah 7. Geedka Dhamaska oo halkaan aad uga baxa oo Qoraalo Diimeedyo ka sheekaynaya hibooyin ay Dadkii muhiim u ahaa sameynta Doonyaha laf dhabarta u ah halkaas booqday ama joogay ay u sameyeen Illaahyadoo- Ganacsiga Adduunka. dii “Sanamyadoodii” aan kor ku soo heegnay ee Almiqa, Casastar iyo Akhakhtin. Waxyaabahani oo dhan ayaan sabab u noqon kara inay soo jiiteen Reer Saba iyo Dadyow kale oo badan oo Adduunka isaga yimid oo Goobtan Ganacsi iyo wax iswedaarsi u yimid, Cadaymo Fara badan ayaa laga helay Raasiga kale oo ku dhow Goobtan ee Raaa Xaafuun iyad- doo Sanadihii Siddeetanaadkii ( 80s) Machadka Degel Baarka ee Ingiriisku ka heleen Qalab iyo Lacago muuji- naya Raadadkii Fircooniintii Masar iyo Hindiya, Roomaankii iyo Xadaaradihii Islaamka ee hore. Haddaba sidaan hore u soo sheegnay daahfurkani waxaa u ka koobanyahay Qalab Dhagxaan ka samaysan iyo Qoraa- lo si qurux badan loogu xardhay dhagxaantan oo si fiican loo Qoray iyadoo Dad farsahaxano ahi ay ka dambeeyeen hawshaas. Marka arimahan oo dhan la eego Dadkaani waxay ahaayeen Dabaqad Sare. 8 SAWIR 8 Damraan iyo Falcaan oo Reer Yahaysac ah Jifida oo ka sii ﯾﮫ/ﺑﻨﻲ/ أوف ﻟﻌﻢ/ وﻓﻠﻌﻢ/ذﻣﺮن ah reer Durnaan waxay u hadiyeyeen (qoraalkan) Illaa- ھﻘﻨﻲ/ذرﺑﻦ/ﻋﺒﺪ/ﯾﺜﻊ hooda AKHAKHTEN ( Sanamka ) Almiqah, iyo Casastar ﻋﺜﺖ/ﺴﻨﺪن ﺑـ َ ﻣ//ي iyo la jiranka waynaanta awoowahooda Yahaysac. أﺧﺨﺖ/وﺑـ/ إﻟﻤﻘﮭﻮ/وﺑـ/ر Faahfaahin ﯾﮭﯿﺜﻊ/أﺑﻮھﻤﻲ/وﺑـ/ن Damraan iyo Falcaan waa labo qof waxayna sidii cada- dooda ahayd gudoonsiyeen Macbadka Qoraalkan kore ﺛﺎﻧﯿﺎ ً اﻟﻤﺤﺘﻮى وﯾﻘﻮل: ayagoo ku xusay Sanamyadii ay caabudi jireen ee Almiqah, Castar iyo Akhakhtin sidoo kale waxay xuseen ( ﺑﻨﻲ ﯾﮭﯿﺜﻊ ﺗﺎﺑﻊ ذرﺑﺎن أھﺪﯾﺎ )اﻹﻟﮫ( أﺧﺨﺘﻦ )ھﺬا, وﻓﻠﻌﻢ/ذﻣﺮن awoowayaashodii hore. اﻟﻤﺴﻨﺪ وذﻟﻚ ﺑﺠﺎه وﻗﺪاﺳﺔ ﻋﺜﺘﺮ وإﻟﻤﻘﮫ وأﺧﺨﺘﻦ وﺑﻤﻘﺎم أﺑﯿﮭﻤﺎ ﯾﮭﯿﺜﻊ. 9 SAWIR 9 Malik bin Nuceym, Masuulka Qurbaanta Macbadka أﺧﺦ/ ﻋﺮب/ ﻧﻌﻢ/ ﺑﻦ/ﻣﻠﻜﻦ.1 waxaa u hibeeye Naftiisa Maalintii uu Cuntada ku keenay ﻧﻔﺴﮭﻮ/ أﺧﺨﺘﻦ/ ھﻘﻨﻲ/ﺗﻦ.2 Doonyihii Yeheysic bin Sowrac isaga iyo Aabihii. – ﺑﻤـ/ أﺑﮭﻮ/ ﺑﻌﻢ/ ﻣﯿﺮ/ﯾﻮم.3 زورع/ ﺑﻦ/ ﯾﮭﯿﺜﻊ/] رﻛﺐ...[.4 اﻟﻤﻌﻨﻰ ﻣﺎﻟﻚ ﺑﻦ ﻧﻌﯿﻢ ﻣﺴﺆول اﻟﻘﺮاﺑﯿﻦ ﻹ اﺧﺨﺘﻦ 2- ﻗﺪم ﻹ أﺧﺨﺘﻦ ﻧﻔﺴﮫ 3- )ﯾﻮم ﺟﻠﺐ اﻟﻄﻌﺎم ﻣﻊ اﺑﯿﮫ ﺑﻤﺮاﻛﺐ )اﺳﻄﻮل 4- ﯾﮭﯿﺜﻊ ﺑﻦ زورع SAWIR 10....... Rabin bin Xadi....... )......( -) ربن حدي.............1...... Yahaysic bin Zowrac....... )......( -) يهيثع بن زورع.........(..2. )........(.3 Faahfaahin واملعنى )......( -) رابان حدي.................(..4 Inkastoo qayb ahaan uu burburay )......( -) يهيثع بن زورع.........(.5 hadana waxaan Akhrin karnaa Labo Magac a) Rabaan Xadi b) Yahaythic Bin Zowrac 10 SAWIR 11 Juxa bin Za’da Bin Cabdixanfar, waxaa uu u Hadiyeey هقني/حنفرم/بن/ عبد/زأدم/ بن/ جحت-1 Ilaahyada Akhooka “Sanamka” Dhoon Malab ah iyo ﯾﻮم/ ﻓﺮزﻧﻢ/ وﺑﻨﮭﻮ/ﻟﺘﻦ3 ﻣﻮس/ أﺧﺨﺘﻦ-2 Wiilkiisii Farasnam ka dib markii loo dhiibey kaahinima- ﺳﻠﻤﺘﻢ/ ﺑﻤﺒﻨﻲ/ ﺑﺮﺣﺒﻢ/ أﺧﺨﺘﻦ/ رﺷﻮ-3 da macambadka "Salmantum" ee Illaahyadda Akhookha اﻟﻤﻌﻨﻰ Faahfaahin ُجحة بن زأد عبد بن حنفر أهدى )اآللهة( أخوخة معسلة وابنه فرزنم وذلك عندما توىل كهانة )اآللهة( أخوخة برحاب يف مبنى )معبد( سلمة Ninkaas loogu yeero Juxa bin Za’da Bin Cabdixanfar ayaa markiisa u hadiyeeyay “Sanamka” Akhokha Dhoon Malab ah iyo Wiilkiisa Faraznam taasi waxay ka dhalatay markii laga dhigay kaahinka Macbadka. 11 SAWIR 12 […..] [.] – [ و.][ي...][ح......].1 [............] وتر/[يثع أمر.....].2 [...........] X [......] Y [.] W - [...] [.] – سبأ/مركب/ [......].3 [...] Yathac Amar Wathar...... [وسبأ أس......].4 [...] Doonyihii Saba - [.] [.] – [ي...] [.][ ون......].5 [...] Saba as و/[بأخخنت......].6 [...] W N [.] [...] Y - [..]....[رتع...]ر/ [...].7 [...] Akhakhten / W [......] –.8 [...] / R [..] Ratac - [.........] املعنى: [......] [.] – [ و.][ي...][ح......].1 Faahfaahin – ] )اسم ملك سبئي معروف يف النقوش......[)يثع أمر وتر.2 [.] – [ أسطول سبأ.....].3 Inkasta oo uu aad u burburay hadana wali waxaan – [وسبأ أس.....].4 akhrin karnaa magaca Boqorkii Yathac Amar Wathar, [.] – [ي...] [.][ ون......].5 Doonyihii Saba Ilaha (Sanamka) Akhakhtin iyo qof – و/]بأخخنت......].6 magaciisa oo lagu yeero Ratac – ]رتع...[ر/ [...].7 [......] – 8.8 12 SAWIR 13 ]......[ و/ هقنيتهو/ووضأ.1..... Waxaa uu hoos dhigay naftiisa iyo xoolihiisa iyo أمـ/ ونفس/مهرتهو.2 nafta umadiisa Qacam, khidmada iyo rabitaanka Ilaha أخ/ بأذن/ قعم/ته.3 “Sanamka” Akhakhten iyo hogaaminta laxaycastin Du لحيعثت/ بقدمت/خنت.4 Xadqaan,........sareeyihiisa Akhakhten / A’adam? “Hoog أخختـ/]همو...[ وب/ذحدقن.5 ha u sugnaado cidii burburisa dhismaha macbadka” مبـ/ بن ذثرب/ أأطم/ن.6 رحبم/بني.7 Faahfaahin املعنى: ]......[ وقد وضع تقدمته و.1 jab soo gaaray dhagaxan gadaashiisa qofka hadlaya magaciisa lama garan karo se waxaa muuqata in uu ممتلكاته ونفس (حياة) أمـته.2 xusey in uu hoos geeyay qabiiladiisii reer Qacam khidma- قعم يف خدمة وإرادة اإلله أخ.3 da iyo rabitaanka Ilaaha (Sanamka) Akhakhten iyo خنت يف قيادة (رعاية) لحيعثت.4 hogaaminta mudane Luxaythic Duu Xadqaan waxaana u ]سيده أخختـ...[ ذو حدقان يف.5 habaarayaa cidii burburisay macbadka. يهلك-(ن أأطم؟؟ من الذي يتلف (يدمر.6 F.G. Luxaythic wuxuu ku qoran yahay dhagaxaan kale مببنى رحاب.7 waxaana muuqada in uu ahaa qof muhiim ah. 13 SAWIR 14 Laxaycastin Bin Ab Du Amrin Du Xadqaan Du ذمريب/ ذحدقن/ أب أمر/ بن/ [لحيعثت......].1 Ma’ribin waxaa uu u hibeeyay Illaaha (Sanamka) Akha- -هوثب)) هعتبهو/ يوم/ ومسلمن/ ولدهو/ كل/ أخخنت/ ))هقني.2 khten caruurtiisa oo dhan iyo dhagaxa gowraca, goortii u -مرأهو/ مركب/ بعيل/ سوهم/ وميرن/ يثع أمر/ مرأهو.3 magacaabay sareeyihiisa Yathac Amar Wathar maamula- -ويقتدم م/ مثبتم/ وميرن/ سبأ/ مركب/ [وقدم......].4 ha sahaysiinta doonyaha Saba wuxuuna masuul ka ahaa [......] -وبيت/ رن/ [..][بعل......]/ وب/ [ن.].5........ [......] –.6 [....] / W B [........] Mudane [.......] Ran macbad [......] املعنى: [......] ]لحيعثت بن أب أمر ذو حدقان ذو مارب......[.1 -)قدم إللله أخخنت كل ابنائه واملذبح عندما كلفه) عينه.2 -سيده يثع أمر مسؤل ااملداد عىل مراكب سيدهو.3 Faahfaahin -]وتوىل مهمة مراكب سبأ وااملداد وكان مسؤال عن......[.4 [......] -[ رن ومعبد..][سيد......]/ وب/ [ن.].5 Ninka la yiraahdo Laxaycastin Bin Ab Du Amrin Du [......] –.6 Xadqaan Du Ma’ribin oo sida muuqata qof muhiima ah, waxaa uu u hadiyeeyay Ilaha (Sanamka) Akhakhten caruurtiisa oo dhan iyo dhagaxa gowraca sababtoo ah waxaa uu ku faraxsanyahay kana mahadcelinayaa in boqorkii Saba ee waagaas Yathac Amar Wathar u magacaabay wakiilka sahaysiinta iyo shaqadda doonyihii reer Saba. Waxaa jira labo sadar oo burburay. 14 SAWIR 16 Dabqaad gaaban oo lagu shidi jiray Fooxa SAWIR 15 Dabqaad Dheer oo lagu shidi Jiray Fooxa Macbadka. Macbadka. SAWIR 17 Kursi laga sameeyey dhagax. SAWIR 18 Dhagaxa gowraca qurbaanta macbadka 15 SAWIR 19 Waxa loo diyaariyey in wax lagu Qoro lagumase Qorin sabab kasta ha jirtee. SAWIR 20 Wixii ka haray gidaaradii dhismihii macbadka. SAWIR 21 Quruxdii dhismihii macbadka Guntii Iyo Gunaandkii Markaan isku soo ururino Natiijada ka soo baxday Qoraalada Qadiimiga ah ee kor ku qoran waxaan ku soo koobi karnaa in uu jirey Safaro malaha xambaarsanaa hami siyaasi ah iyo Ganacsi Xoog lahaa oo ay Dadkii Reer Saba ku lahayeen Xeebaha Soomaaliyeed waagii Boqorkii Yathar Amar Whatar Mukrab Saba, hadaba sida u uku faanay mudanahan kor ku xusan ee Luheycasti Bin Ab Amrin Du Xadqan Du Marib------ kaasi oo sheegtay inuu Boqorkaasi uu u magacaabay sahaysiinta Doonyihii Reer Saba ee halkaasi imanayey, hadaba iyadoo aan taasi ka shidaal qaadaneyno ayaan baaritaan ka dib ogaaney in Boqorkaasi uu noolaa bilowgii Qarnigii Sideedaad ee Ciise hortiis oo ka dhigan 2800 sano ka hor, waxaa Qoraalkaasi ina siiyey hadiyad qaali ah oo aan tilmaan uga qaadan karo xiliga uu shaqaynayey Macbadka SALAMANTUM. Se su’aashu waxaa weeye inay dhici karto inuu jirey xiriirka isu Socodka iyo Dhismaha Macbadku waayadasi kahor muddo dheer xiligan aan calaamadaynay gaar ahaa Hal Qarni ka hor markaasi oo ay calan waleynayeen Doonyihii Nebi Suleynaan(Cs) ee aadi irey ama ka imaan jirey Magaaladii dahabku warnaa ee OPHIR. Mahadnaq Mahad balaaran ayaan u celinayaa Illaahay oo ii fududeeyey shaqadaan aan weligayba jeclaa, sidoo kale qoyskayga oo i siiyey Jawi wanaagsan oo aan ku qabtay shaqadan. Mahayo kelmedo aan ugu mahad noqo Macalinka weyn Ustaad Cali Naasir Sawaal Sanca Yemen oo ku takhasusay Luuqada Musnadka, igana caawinayay sidii aan aad ugu fahmi lahaa Qoraaladan sidoo kale Professor Khalduun Nucmaan Madaxa Kulliyda Asaarta iyo Taariikhda ee Gobolka Damaar Yemen, sidoo kale ma ilaawi karo taageera- dii farsamo ee aan ka helay Iwona Gadja,oo ka tirsan Machadka Faraha Qadiimiga ah ee Paris, Christian Julien Robin oo isla xaruntaas ka tirsan iyo weliba Allesia Prioletta oo ka tirsan Xarunta Cilmi Barista Bariga Dhexe iyo Badda Cad (Mediterranean Sea) Paris. Mana ilaawi karo Professor Bashiir Zandal oo ka tirsan Jaamacadda Damaar, oo ku takhasusay adabka Faransi-iska oo iga caawinay fahanka dhawr buug oo Afka Faransiisaka ku qornaa. Sidoo kale Xarunta Cilmi Baarista Punt- land ee PDRC iyo khubarada ka shaqaysa mahad aan la soo koobi karin ayaan u hayaa, gaar ahaan Cabdikariim Cabdiraxmaan Xaaji Xassan oo iga caawiyay dhanka afatirka