Mid-Term Exam 2024-2025 - Caliyaale Primary and Secondary School
Document Details
Uploaded by SeamlessBougainvillea6935
Caliyaale Primary and Secondary School
2025
Tags
Summary
This is a mid-term exam paper for the 2024-2025 academic year. The test has questions on topics such as Zimbabwe, and geography of Africa. The questions require filling in the blanks, matching answers, and answering questions.
Full Transcript
![](media/image1.png) Date: \_\_\_\_\_\_\_\_/\_\_\_\_\_/2025 Subject: Duration: {.math.inline}hour Name: \_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_Grade **8** **Qaybta kowaad. Buuxi meelaha banan.(10 buundo)** 1. Wadanka Zimbabwe waxaa markii hore la...
![](media/image1.png) Date: \_\_\_\_\_\_\_\_/\_\_\_\_\_/2025 Subject: Duration: {.math.inline}hour Name: \_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_Grade **8** **Qaybta kowaad. Buuxi meelaha banan.(10 buundo)** 1. Wadanka Zimbabwe waxaa markii hore la dhihi jiray........................................ 2. Dalkaangolawuxu madaxbananidiisa ka qaatay.................................................... 3. Sinigaalwaxaauuxadlaleeyahy dhanka galbeed..................................................... 4. Tirada dadka kenya waa..................................... 5. Dhaqaalaha jabuuti badanaa wuxu ka yimadaa Qaybta........................... **Qaybta labaaad goobo gali jawabta saxda ah.(10 buundo)** 1. Tirakob la sameeyay 2017 dii waxaa lagu ogaaday dadka ku nool dalka tuniisiya. a. 11,445,994 qof. b) 11,434,994 qof c) 11,344,994 qof 2. Luqad dalka tuniisiy looga hadlo waa. a. Faransiis b) Somaali c) Carabi 3. Baaxada dhulka masar waxaa lagu qiyaasaa Ina ay tahy. a. 1,110,408km b) 1,010,509km c) 1,010408km 4. Aljeeriya waxa soo gumeystay dalka. a. Faransiiska b) Ingiriiska c) Taliyaaniga 5. Tirakoob la sameeyay sanadkii 2018 tirada dadka ku nool koonfur Africa waxaa lagu qqiyaaay. a. 57,755,700 b) 57,725,600 c)57,726,600 b. Dalalka galbeedka Africa waxa ay ka koobanyihin a. 12 dal b) 14 dal c) 16 dal c. Caasumada dalka nayjeeriya waa. b. Qaahira b) Nayroobi c) Abuuja d. Dalka Geni wuxuu xurnimada qaatay. c. 1960 b 1972 c)1957 d) 1958 e. Lacagta laga isticmalo dalka gaana waa. d. Dollar b) Shillin c) Ghana cedi f. Ahraamta masar waxa dhisay. e. Somaali b) Dowladda masar c) Adoomadii boqortooyada masar **Qaybta sedaxaad R Qor hadii ay sax tahy Qor B hadi ay been tahay.( 8 buundo)** 1. Nabaad-guurku waa marka ay caradu lakabka sare ka barakacdo halkii ay markii hore taalay oo si tartiib tartiib ah uga lunto degaanka.( ) 2. Daryeelka carrada waa habab lagu ilaaliyo si aan carrada nafaqadu uga lumin.( ) 3. Jabuuti waxay dhinaca galbeed iyo koonfur ay xuduud kala leedahy itoobiya.( ) 4. Luqad rasmiga ah ee dalka laybeeriga looga hadlo waa ingiriis.( ) 5. Eritariya waxa ay dhinaca galbeed xuduud kala ledahay dalka somaliya.( ) 6. Dadka reer jabuuti 94% waa dal muslim ah ( ) 7. Boqor najaashe waxa uu ahaa boqor utalinayey itoobiya inta diinta islaamku aanay gaarin magaalada madiina ( ) 8. Caasimada iyo magaalada ugu wayn dalka eritariya waa magaalada casab( ) **Qaybta afaraad ka jawaab dhaaman su,alahan.( 12 buundo)** 1. Sheeg 4 ka mid ah waxyaabaha keena carro- guurka? 2. Waa maxay carro? 3. Sheeg 3 ka mid ah waxyaabaha lagu Daryeelo carrada? 4. Sheeg tirada dalalka geeska Africa? 5. Sheeg dalalka gumeysti geeska Africa? 6. Waa maxay ilaha dhaqaale ay ku tiirsanyihin dalalka geeska Africa?