Imtixaanka Afka ee Darawaliinta Baabuurta Somali Land 1: Calaamadaha Wadddooyinka Hal Jawaab

PleasurablePlumTree avatar
PleasurablePlumTree
·
·
Download

Start Quiz

Study Flashcards

10 Questions

Calaamadee kuu sheegaysa inay mamnuuc tahay ama aan la ogolayn gaadiidka matoorka ku shaqeeya ama matoorka leh.

Matoorka mamnuuc tahay

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'In loo ogol yahay baabuurta iyo mootooyinka oo kaliya'?

In loo ogol yahay baabuurta iyo mootooyinka oo kaliya

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'In la gali karo wadada, iyo in kale'?

In la gali karo wadada, iyo in kale

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'Looma leexan karo midig (no right turn)'?

Looma leexan karo midig (no right turn)

Calaamadee kuu sheegaysa inaan wadada la geli Karin. (No Entry)

(No Entry)

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'Inaa la is dhaafi Karin'?

Inaan la is dhaafi Karin

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'Inaysan jirin calaamadaha wadada ku hor qoran'?

Inaysan jirin calaamadaha wadada ku hor qoran

Baabuurtee ayay calaamadan khusaysaa ama loogu talagalay?

Baabuurta kor u dhaadheer ama sare u kacsan

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'U qalooca midigta'?

U qalooca midigta

Maxay tahay ama loola jeedaa calaamadan 'Waddo aan horay loo socon karin'?

Waddo aan horay loo socon karin

Imtixaanka Afka ee Darawaliinta Baabuurta Somali Land 1 waxaa lagu tilmaamayaa ardayda dugsiga hoose inay ka barataan calaamadaha waddooyinka. Waxaa jira su'aalo ku saabsan inay mamnuuc, ama aan la ogolayn gaadiidka matoorka ku shaqeeya ama matoorka leh. Ardayda waxay dooraan jawaabta hal jawaab ka dooro.

Make Your Own Quizzes and Flashcards

Convert your notes into interactive study material.

Get started for free
Use Quizgecko on...
Browser
Browser